Community Health Worker
Awlio Brekke (Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada)
Macluumaadka Bixiyaha Shaqadaalaha Daryeelka Caafimaadka Bulshada
Waxbarasho
- Concordia College
Shaqo Barasho
- Mayo Clinic Health System in St. Peter and Mankato
Tababarka Gaarka Ah
- Tababbarka Mutadawiciinta Red Cross, Nairobi, Kenya
- Tababarka Gaarka Degdega ah, Mankato, Minnesota
Shahaadooyinka
- Barnaamijka Shahaadada Tarjubaanka Bulshada
- Shahaadada Shaqaalaha Caafimaadka Bulshada (socda)
Ku Saabsan Tababarkeyga
Waqabadkaygu wuxuu ku lug yeelan doonaa isku xirka/ dhexdhexaadinta dhaqanka ee u dhexeeya bulshada iyo nidaamyada daryeelka caafimaadka. Waxaan bixindoonaa caafimaad ahaan, waxbarasho iyo macluumaad dhaqan ahaan ku haboon si aan u hubiyo in dadku helaan adeegyada ay u baahan yihiin. Waxqabadkeygu wuxuu kaloo ku lug leeyahay u doodista shaqsiyaadka iyo baahiyaha bulshada hubinta in macaamiisha ay helaan adeegyada ay tahay inay helaan. Aniga oo ka hadlaya khibrad, waan ogahay sida ay u adagtahay isku dayga ah in la maro oo la fahmo nidaamka daryeelka caafimaadka iyada oo aan wax caawimaad ah laga ah laga helin sidaa darted waxaan ku dadaali doonaa inta ugu fiican si aan u hubiyo in baahiyahaaga caafimaad la daryeelo.
Aniga Igu Saabsan
Waxaan ka helaa waqti la qaadashada qoyska iyo asxaabta. Waxaan ciyaaray kubbada kolleyga, kubbada cagta iyo kubbada laliska nolosheyda oo dhan sidaa darted waxaan jecelaahay inaan firfircoonaado. Waxaan kale oo aan ka helaa safarka, isku dayida cunooyinka kala duwan, socodaka dheer iyo aragtida goobta. Waan ku faraxsanahay shaqadayda cusub maxaa yeelay waxaan jecelahay inaan caawiyo dadka.